Tuesday, February 4, 2014

War Deg Deg ah Afarta Febarwori iyo Faataxada oo Maanta Laga Xusay Degmada Boone ee Gobolka Salal+Sawiro

BTN:degmada boon ee ka tirsan gobolka salal ayaa maanta laga xusay xasuuqii ay SNM ay u gaysatay maatida iyo xamasta reer borama halkasi oo faataxada lo maray dhamaan dadkii ay snm ku xasuuqday deegmooyinka 

si kastaba ha ahaatee degamada boon ayaa markii ugu horaysay xustay ama baroor diiq u samasay dadkii ay ku xasuuday degamada dila iyo degmada borama halkasi oo ay ku xasuuqeen maati iyo wayeel iyada oo lakala qariyay hooyo iyo ilmaheeda aabo iyo ilmihiisa walaal iyo waalidba lakala qariyay oo si ba’an logu xasuuqay gobolada awdal waana markii ugu horaysay ee la xusu 
waxaa la filayaa in dadwy naha reer awdal in ay dacwal la galaan maamulka hada talada haya eeu madax wanaha ka yahay madax wayne siirano iyo dhamaan dadkii xasuuqii ay ka gaysteen gobolka awdal

DSC_1254DSC_1246DSC_1247DSC_1248DSC_1253DSC_1249DSC_1244

No comments:

Post a Comment