BTN:degmada boon ee ka tirsan gobolka salal ayaa maanta laga xusay xasuuqii ay SNM ay u gaysatay maatida iyo xamasta reer borama halkasi oo faataxada lo maray dhamaan dadkii ay snm ku xasuuqday deegmooyinka
Borama Today News
Tuesday, February 4, 2014
Monday, February 3, 2014
Ururka Yes-sports ee dalka Holand oo qalabka ciyaaraha soo gaadhsiiyey Gobolada Awdal iyo Salal+SAWIRO
Borama(BTN) Deeqdan qalabka ciyaaraha ah ee ka timid ururka YES-Sport waxa ay ka koobnayd agab muhiim ah oo isugu jira kan ciyaaryahanada iyo kan garsoorka, waxana qalabkan loogu talo galay in la gaarsiiyo degmooyinka Boon, Boorama iyo Lughaya ee gobolada Awdal iyo Salal.
Wakiilka ururka Yes-sport ee Somaliland Md. Cabdi Idiris Axmed ayaa agaasimay munaasabada lagu wareejinayo qalabkan, waxana uu ka waramay meesha uu ka yimid qalabkan waxana uu yidhi “Mar kale ayuu ku dhiiraday ururka Yes-sport inuu is barbar taago ciyaaraha iyo ciyaartoyda gobolada Awdal iyo Salal, waxana uu markan ururku soo diray qalab ciyaareed oo isugu jira qalabka ciyaaraha fudud, kuwa kubada cagta, garsoorka iyo waliba dabaasha, waxana maanta aan qalabkan ciyaareed ku wareejinaynaa cidii loogu talo galay.
Dawlada Somaliland oo Deegaanada ay kataliyaan ka mamnuucay Tv-ga Universal kadib markii uu baahiyay Barnaamij ka careesiiyay
Dawlada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in deegaanada ay kataliyaan ay ka mamnuuceen in uu kasii howl galo Tv-ga Madaxa banaan ee Universal Tv-kaa oo lagu eedeeyay baahinta Barnaamij wax loogu dhimayay madaxweynaha dawladaasi .
Wasiirka Warfaafinta dawlada Somaliland Cabdilaahi M Daahir Cukuse oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa shaaciyay in ruqdasii shaqo kala noqdeen Tv-ga Universal maanta waxii ka dambeeyana uusan ka howl gali doonin deegaanadooda.
Wasiirka ayaa intaa ku daray in dacwad kusoo oogayaan Milkiilaha Tv-ga Universal oo dhawaan baahiyay Barnaamij loogu magac daray Faaliyaha Qaranka kaa oo wax looga sheegay laguna wareestay Muuqaal loo ekeesiiyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.
Barnaamijka ay ka caroodeen dawlada Somalialnd ayaa la dheegay in wax looga sheegay Qoyska uu kasoo jeedo Madaxweynaha Soomaaliland , iyadoona dawlada Somaliland sidoo kale ka caroodeen kartoon loo ekeesiiyay Axmed Siilaanyo Madxaweynha Somalialnd.
Ma ahan markii ugu horeesay oo shaqada laga joojiyo Tv-ga Universal xafiisyada uu kuleeyahay Deegaanada Somalilanad , waxaana marar kala duwan sidaan oo kale shaqada looga joojiyay Tv-ga Universal iyadoona markii dambe dib loo fasaxay.

Saturday, February 1, 2014
MID KAMIDA JIDADKA BOORAMA OO LA SAMAYNAYO ISLA MARKAANKA AY SHAQO KA SOCOTO
WAXA MAGAALADA BOORAMA KA SOCDA DHISMAYAAL FARABADAN
TAASI OO AY MACNEHEEEDU TAHAY HORUMARKA MAGAALADA BOORAMA
AY KU TALAABSATAY MUDOOYINKII LA SOO DHAAFAY ILA EEGA SAWIRKAASI
Friday, January 17, 2014
HAMBALYO MEHER OO KU SOCOTA CABDIRAXMAAN MAXAMED AXMED IYO IDIL DAA,UUD MAXAMUUD
Dhamaan ASxaabtaasi waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa
Boqor Abdirahman maxamed ahmed Iyo Boqorada Idil Daa”uud maxamuud
Boqor Abdirahman maxamed ahmed Iyo Boqorada Idil Daa”uud maxamuud
oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada gabiley gaar ahaana hotel asker Waxayna Leeyhiin Aqalgalkiina Ku Gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo …….
farhan abdirahman aw isse
cabdiqaadir xasan jaamac
cabdirahman aadan muhumed
nuux cumar kadiye
yaasin ahmed xuseen
samaale maxamed xasan
xasan maxamed ahmed
nimcaan maxamed ahmed mataan maxamed ahmed
nimcaan dheeg ibraahin
maxamud sh muuse bookh
c/rasaaq maxmud aw daahir
yaasiin sh maxamad xuseen

Waxayna Leeyhiin Aqalgalkiina Ku Gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo ubad khayr qabana kala hela amii amiin amiin
Thursday, January 16, 2014
Rabshado ay iskaga hor yimaadeen Booliiska iyo Ganacsatada Suuqa Jaamaca Gunti oo ka socda xaafadda Xero Awr
Hargeysa(BTN) Booliiska ayaa saaka ku waaberiistay Suuqa Jaamac
Gunti ee Xaafadda Xero Awr ee magaaladda Hargeysa, waxaana dhex maray
iska hor imaad ay Booliisku u adeegsadeen Rasaas isla markaana waxa ay
cagta mariyeen Meherado Suuqaas dib looga yagleelay, kadib markii
dhawaan laga raray dadka Suuqaas ku ganacsan jiray.Booliiska oo adeegsanaya Caga cagafyada Dawladda Hoose ee Hargeysa
ayaa bilaabay in ay dadka ku soo noqday Suuqaasi ka raraan hase yeeshee
dadweynaha ayaa ka hor yimi waxaana la isweydaarsaday Rasaas iyo Shiid
taasoo sababtay in xaaladda xaafadda Xero awr saaka illaa imika ka
dhacaan rabshado joogto ah oo ay iska hor imanayaan Booliiska iyo
Dadweynuhu.
Wax khasaare ag oo illaa hadda ka dhacay ma jiraan laakiin jidka idaacadda iyo Maansoor isku xidha ayaa cidhiidhi galay kadib markii Taayiro lagu gubay jidkaasi oo markiisa horeba mashquul ahaan jiray.

Subscribe to:
Posts (Atom)